farkannax

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Dareen cabsi leh oo qofka ku dhaliya in uu wax gacmahiisa ku jira xukumi kari waayo. ld farakannax¹, fargannax¹.
  2. Dareen cabsi leh oo qofka ku dhaliya in uu wax gacmahiisa ku jira xukumi kari waayid. ld farakannax², fargannax².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

farakannax

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld farkannax¹.
  2. ld farkannax.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

fargannax

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld farkannax.
  2. ld farkannax².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur