farmiyid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg farmi².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

farmi

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Culaab la saaro maraakiibta markay faaruqa tahay si loo dheellitiro culayskooda.
  2. Markab faaruq ah si miisaankiisa la isugu dheellitiro culays saarid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur