farmi
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
- Culaab la saaro maraakiibta markay faaruqa tahay si loo dheellitiro culayskooda.
- Markab faaruq ah si miisaankiisa la isugu dheellitiro culays saarid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

