Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine
Macnaha:
eeg fasakhan². ld fasakhnaansho, fasaqnaan, fasaqnaan-sho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur
Qaabnax: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1
Isrogrogga: (-khmay, -khantay; -khmi)
Macnaha:
Wax liinbaxay noqosho (dhar iwm). ld fasaqan¹.
Wax la fasakhay ahaansho. ld fasaqan².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur