fasakhanQaabnax: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1Isrogrogga: (-khmay, -khantay; -khmi)Macnaha:Wax liinbaxay noqosho (dhar iwm). ld fasaqan¹.Wax la fasakhay ahaansho. ld fasaqan².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
fasaqanQaabnax: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1Isrogrogga: (-qnaa, -qnayd)Macnaha:ld fasakhan¹.ld fasakhan².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0