fasakhoQaabnax: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3Isrogrogga: (-khday, -khatay)Macnaha:Haweeney saygeeda oo aan ogeyn ama ka raalli ahayn iska furid. ld fasaqo.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
fasaqoQaabnax: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3Isrogrogga: (-qday, -qatay)Macnaha:ld fasakho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00