fasakhoQaabnax: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3Isrogrogga: (-khday, -khatay)Macnaha:Haweeney saygeeda oo aan ogeyn ama ka raalli ahayn iska furid. ld fasaqo.