fasaqan

Qaabnax: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1

Isrogrogga: (-qnaa, -qnayd)

Macnaha:

  1. ld fasakhan¹.
  2. ld fasakhan².

fasakhan

Qaabnax: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1

Isrogrogga: (-khmay, -khantay; -khmi)

Macnaha:

  1. Wax liinbaxay noqosho (dhar iwm). ld fasaqan¹.
  2. Wax la fasakhay ahaansho. ld fasaqan².