fasasQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. (daaw.) Caallir dhaawac yeesho. 2. F. ah: neef si wada jir ah loo qasho, qofkii lahaana hadhow si wadajir ah loogu gudo.(daaw.) Dhaawac caallirid.