fasas
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
- 1. (daaw.) Caallir dhaawac yeesho. 2. F. ah: neef si wada jir ah loo qasho, qofkii lahaana hadhow si wadajir ah loogu gudo.
- (daaw.) Dhaawac caallirid.
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha: