Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine
Macnaha:
eeg fashalan¹. ld fashilmid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur
Qaabnax: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1
Isrogrogga: (-lmay, -lantay; -lmi)
Macnaha:
Wax fashal la kulmay noqosho. ld fashilan¹.
Wax fashal la kulmay ahaansho. ld fashilan².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur