fashalanQaabnax: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1Isrogrogga: (-lmay, -lantay; -lmi)Macnaha:Wax fashal la kulmay noqosho. ld fashilan¹.Wax fashal la kulmay ahaansho. ld fashilan².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
fashilanQaabnax: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1Isrogrogga: (-lmay, -lantay; -lmi)Macnaha:ld fashalan¹.ld fashalan².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0