fashalnaan

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg fashalan². ld fashalnaansho, fashilnaan, fashilnaan-sho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

fashalan

Qaabnax: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1

Isrogrogga: (-lmay, -lantay; -lmi)

Macnaha:

  1. Wax fashal la kulmay noqosho. ld fashilan¹.
  2. Wax fashal la kulmay ahaansho. ld fashilan².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

fashalnaansho

Qaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine

Macnaha:

  1. ld fashalnaan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

fashilnaan

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld fashalnaan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur