fashaqid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg fashaq².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

fashaq

Qaabnax: Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate

Macnaha:

  1. 1. Qoyaan. 2. F. ah: wax aad u qoyan.
  2. Wax aad u qoyid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur