fashaqQaabnax: Magac Lab Khabar | Noun Masculine PredicateMacnaha:1. Qoyaan. 2. F. ah: wax aad u qoyan.Wax aad u qoyid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
qoyaanQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Raadka uu ku reebo hoore siiba biyo ama caano iwm shey uu saameeyey.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00