fataax

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld fitaaxid.
  2. ld fitaax².

fitaaxid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg fitaax². ld fataax¹, fataaxid, fitaax¹.

fitaax

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Wax aan ciriiri ahayn. 2. ld fitaaxid.
  2. Wax waasac noqosho. ld fataax².