fatuurad
Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun
Isrogrogga: (-do, m.l)
Macnaha:
- Baabuur yar oo gudaha ku leh kuraas jilicsan oo lagu fariisto, dhinacyadana albaabo iyo muraayado. ld fatuuro.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

