fatuuro

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Isrogrogga: (-ooyin, m.l)

Macnaha:

  1. ld fatuurad.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

fatuurad

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Isrogrogga: (-do, m.l)

Macnaha:

  1. Baabuur yar oo gudaha ku leh kuraas jilicsan oo lagu fariisto, dhinacyadana albaabo iyo muraayado. ld fatuuro.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur