fawo

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. 1. Dun midab leh oo dharka qurxiso. 2. ld fuwo.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

fuwo

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Xidid asalkiisa lagu rinjiyo cawda. 2. Dhar aan xariir iyo suuf midna ahayn oo tayadiisu xuntahay. 3. ld fawo.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur