fuwoQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Xidid asalkiisa lagu rinjiyo cawda. 2. Dhar aan xariir iyo suuf midna ahayn oo tayadiisu xuntahay. 3. ld fawo.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
fawoQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:1. Dun midab leh oo dharka qurxiso. 2. ld fuwo.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0