fayad

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld fayo.

fayo

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Caafimad, jiro la'aan, bedqabid. ld fayad.