faylduubidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg faylduub².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
faylduubQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Qaab loo xiro neef si aanu u cararin iyadoo boqonta xarig looga dhuujinayo.Neef si uusan u cararin boqonta xarig kaga giijin.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0