faylduub

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Qaab loo xiro neef si aanu u cararin iyadoo boqonta xarig looga dhuujinayo.
  2. Neef si uusan u cararin boqonta xarig kaga giijin.