faysQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:Catir.Lamidka: CatirSource: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
catirQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounIsrogrogga: (-ro, m.l)Macnaha:Cad maro ah oo carka lagaga baabbi'iyo weel la culay. ld cartir¹.Weel la culay, cad maro ah ama mayrax carka uga bi'in. ld catir², catiree.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0