catir
Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun
Isrogrogga: (-ro, m.l)
Macnaha:
- Cad maro ah oo carka lagaga baabbi'iyo weel la culay. ld cartir¹.
- Weel la culay, cad maro ah ama mayrax carka uga bi'in. ld catir², catiree.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

