feenasho

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg feeno. ld feenad.

feeno

Qaabnax: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3

Isrogrogga: (-ntay, -natay)

Macnaha:

  1. Laf hilib ku haray ka dhammaysasho.

feenad

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld feenasho.