rifo
Qaabnax: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3
Isrogrogga: (-ftay, -fatay)
Macnaha:
- 1. Dhogor, baal iwm maqaar xoog uga gurasho. 2. Laf hilib ka feenasho. 3. Caw, nagaar iwm xoolo ilka ku goosasho.
Qaabnax: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3
Isrogrogga: (-ftay, -fatay)
Macnaha: