feerafugloQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:Hiqhiq.Lamidka: HiqhiqSource: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
hiqhiqQaabnax: Magac Dheddig Shanqar-raac | Noun Feminine IdeophoneMacnaha:Oohin hag-hakasho leh oo hingada u eg; feerafuglo.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0