hiqhiq

Qaabnax: Magac Dheddig Shanqar-raac | Noun Feminine Ideophone

Macnaha:

  1. Oohin hag-hakasho leh oo hingada u eg; feerafuglo.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

feerafuglo

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Hiqhiq.

Lamidka: Hiqhiq

Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur