feeridQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg feer³.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
feerQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-rar, m.l)Macnaha:Dhufashada wax lagu dhufto gacanta oo duuban.1. Lafaha dhuudhuuban, xooggan ee ku xeeran dhawraarintana u ah uur ku jirta nafleyda inteeda sare. 2. Hareer; gees, dhinac. 3. (w) Qaaxo.1. (f.g) Fara duuban wax ku dhufasho. 2. (f.g) Tin iwm shanleyn. 3. (f.g) Wax dalliig u dillaacin. 4. (f.mg) Roob da'ayay joogsasho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00