feertamid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg feertan².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

feertan

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Ciyaar laba qof feer ay ku tartamaan. 2. Isdhaafsashada laba qof feer ku dagaallamaan.
  2. 1. Laba qof feer ku tartamid. 2. Feer ku dagaallamid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur