feertan
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
- 1. Ciyaar laba qof feer ay ku tartamaan. 2. Isdhaafsashada laba qof feer ku dagaallamaan.
- 1. Laba qof feer ku tartamid. 2. Feer ku dagaallamid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

