fekersan

Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4

Isrogrogga: (-naa, -nayd)

Macnaha:

  1. Wax fekeraya ahaansho. ld fakarsan, fikirsan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

fakarsan

Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4

Isrogrogga: (-naa, -nayd)

Macnaha:

  1. ld fekersan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

fikirsan