fekersanaanQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg fekersan. ld fakarsanaan, fakarsanaansho, fekersa-naansho, fikir.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
fekersanQaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4Isrogrogga: (-naa, -nayd)Macnaha:Wax fekeraya ahaansho. ld fakarsan, fikirsan.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
fakarsanaanQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:ld fekersanaan.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
fakarsanaanshoQaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/FeminineMacnaha:ld fekersanaan.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
fikirQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld feker¹.ld feker².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0