fibrinQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:(baay.) Borotiinta aan milmin ee samaysa miiqa yaryar ee laga helo meelaha dhaawacma, kuwaas oo aasaas u ah xinjirowga dhiigga.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0