fiisika

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld fiisiko.

fiisiko

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Barashada xeerarka suga dhismaha uunka marka loo eego maatarka iyo tamarta ee ay ka koobantahay. Caado ahaan, barashada waxa loo qaybin jirey qaybo: kul, ileys, jabaq, danab iyo birlabnimo, iyo mekaaniko. ld fiisika, fiisikis, fisika, fisikis, fisiko.