fiix

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Firfir subag ah oo marka caanaha la lulo dul sabbeeya. 2. Fuf. 3. Dufan yar oo ka dhashiima laf qorrax taal. 4. ld fiixid.
  2. ld feex.
  3. 1. Caano firfir yeelasho. 2. Wax sida dhidid, biyo iwm meel ka soo kor bixid. 3. Geed fufid.

fuf

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Dhir la jaray ama la daaqay fiidda ka soo baxda iyadoo aan roob ku di'in.
  2. Dhir la jaray ama la daaqay iyadoo aan roob ku di'in fiid bixin.

fiixid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg fiix³. ld fiix¹ (4).

feex

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Isrogrogga: (-xo, m.l)

Macnaha:

  1. (daaw.) Buro carjaw ah, oogada nafleyda ka soo baxda jug hore oo gaartey awgeed. ld faax¹ (3), fayiix, fiix².