feexQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounIsrogrogga: (-xo, m.l)Macnaha:(daaw.) Buro carjaw ah, oogada nafleyda ka soo baxda jug hore oo gaartey awgeed. ld faax¹ (3), fayiix, fiix².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
fayiixQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:ld feex.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
fiixQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Firfir subag ah oo marka caanaha la lulo dul sabbeeya. 2. Fuf. 3. Dufan yar oo ka dhashiima laf qorrax taal. 4. ld fiixid.ld feex.1. Caano firfir yeelasho. 2. Wax sida dhidid, biyo iwm meel ka soo kor bixid. 3. Geed fufid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0