fiixi

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Macnaha:

  1. 1. Caano firfir ka keenid. 2. Wax ka dhididin. 3. Geed fuf yeelasho.