filashoQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg filo. ld filad, filitaan (2).Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
filoQaabnax: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3Isrogrogga: (-ishay, -ilatay)Macnaha:Wax malaysasho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00
filadQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld filasho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00