tasho

Qaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3

Isrogrogga: (-shaday, -shatay)

Macnaha:

  1. 1. Arrin go'aan ka gaarid. 2. Ku t.: wax filasho. 3. La t.: talo cid la garabsasho.