filfil

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Miro yaryar, madmadow leh dhadhan kulul oo uu dhalo geed faalala oo ka baxa dhulka kulul.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur