filgid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg filig².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

filig

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Qalab yar oo inta sun lagu shubo cayayaanka lagu buufiyo. 2. Sun hoore ah oo cayayaanka lagu buufiyo.
  2. 1. Wax nidaamsanaa kala daadin. 2. Wax iska filqid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur