filig
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
- 1. Qalab yar oo inta sun lagu shubo cayayaanka lagu buufiyo. 2. Sun hoore ah oo cayayaanka lagu buufiyo.
- 1. Wax nidaamsanaa kala daadin. 2. Wax iska filqid.
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha: