fillanQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld fillamid.Ku f.: dhib ama hawl ama wax la bixinayo, dad badan wadaajin, u qaybin; xisaabtamid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
xisaabtamidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg xisaabtan². ld xisaab-tan¹.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00
fillamidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg fillan². ld fillan¹.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00