xisaabtamid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg xisaabtan². ld xisaab-tan¹.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

xisaabtan

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld xisaabtamid.
  2. Laba dhan xisaab meel isla dhigid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur