firdhis

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Barabaro yaryar oo midab ah oo neef cad oo xoolaha ku firirsan jirkiisa.