firirsanaanQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg firirsan. ld firdhisnaan, firdhisnaansho, firirsa- naansho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
firirsanQaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4Isrogrogga: (-naa, -nayd)Macnaha:Wax wada jirey oo kala yaacay ahaansho. ld firdhisan.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00
firdhisnaanQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:ld firirsanaan.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00
firdhisnaanshoQaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/FeminineMacnaha:ld firirsanaan.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00