firfircoonaan

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg firfircoon. ld firfircoonaansho, firfircooni.

firfircoon

Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4

Isrogrogga: (-naa, -nayd)

Macnaha:

  1. Qof hawl iwm u dhiifoon ahaansho.

firfircoonaansho

Qaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine

Macnaha:

  1. ld firfircoonaan.

firfircooni

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld firfircoonaan.