firfiridQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg firfir².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
firfirQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Burcad yaryar oo caanaha marka la lulo kor sabbeeya. 2. F. ah: caano la lulay oo firfir yeeshay. 3. Dhidid f. ah: dhidid kala googo'an oo oogada nafleyda ka yimaad. 4. ld fir¹.Caano la lulay firfir yeelasho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00